Xildhibaanada Golaha Shacabka DFS oo Maanta Kulan Ku Yeelanaya Moqdisho.

0
Wednesday November 07, 2018 - 08:40:35 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 35
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golaha Shacabka DFS oo Maanta Kulan Ku Yeelanaya Moqdisho.

    Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta oo arbaco ah waxa la filayaa in kulankooda caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta oo arbaco ah waxa la filayaa in kulankooda caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah aqrinta koowaad ee hindise sharciyeedka duulista iyo hawada iyo aqrinta labaad ee hindise sharciyeedka mashruuca liil tirka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Wariyeyaasha ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Arbaco ah uu jiro kulanka Golaha Shacbaka Soomaaliya.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Isniintii waxa ay kulankooda uga hadleen,sila markaana ay dood ka yeesheen Aqrinta labaad hindise sharciyeedka hay ‘adda naafada Qaranka.


Sidoo kale  Xildhibaanada ayaa Akhrinta labaad marsiiyay sharci ku saabsan xuquuqda liil tirka (dheyma nololeedka) siyaasiyiinta dowladda federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa weli waxaa horyaalla Ajandooyin dhowr ah kuwas oo ay mariiyeen Akhrinta 1aad iyo 2aad halka kuwo kale ay u harsan yihiin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip