Shirkii Dib U-Eegista Dastuurka Ee Garoowe Oo Warmurtiyeed Laga Soo Saaray -Akhriso

0
Thursday October 11, 2018 - 13:35:36 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 91
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii Dib U-Eegista Dastuurka Ee Garoowe Oo Warmurtiyeed Laga Soo Saaray -Akhriso

    Magaalada Garoowe waxaa Maanta lagu soo geba gabeeyay shirweynaha Arrimaha Dastuurka kaas oo mudo laba Maalin ah ka socday Magaaladaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Garoowe waxaa Maanta lagu soo geba gabeeyay shirweynaha Arrimaha Dastuurka kaas oo mudo laba Maalin ah ka socday Magaaladaas.

Shirkaas ayaa waxaa ka qeyb galay gudiyada dastuurka ee barlamaanka Soomaaliya, barlamaanada dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Somaaliya iyo gudiga madaxa banaan ee dibu eegista dastuurka.

Shirweyanhaas oo ahaa kii labaad ayaa waxaa lagas oo saaray Warmurtiyeed ka kooban laba Bog kaas oo lagu soo bandhigay waxyaabihii looga hadlay.

 
Hoos Ka Akhriso Warmurtiyeedka Shirka.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip