Maamulka Galmudug ee Degmada Cadaado oo Soo Saaray Amar Culus -Akhriso

0
Wednesday October 10, 2018 - 21:41:45 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 45
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Galmudug ee Degmada Cadaado oo Soo Saaray Amar Culus -Akhriso

    Guddoomiyaha cusub ee degmada Cadaado Cabdikariin Maxamed Cilmi ayaa amar culus ku soo rogay siyaasiyiinta ku sugan degmadaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha cusub ee degmada Cadaado Cabdikariin Maxamed Cilmi ayaa amar culus ku soo rogay siyaasiyiinta ku sugan degmadaas.


Qoraal ka soo baxday Xafiiskiisa ayuu ku amray in wax shirar iyo isu’imaad ah aan lagu qaba karin Magaaladda Cadaado iyadoo aan fasax laga heysan Maamulka.

Magaalada Cadaado ayaa waxay xarun u tahay garab ka  mid ah madaxda iskhilaafsan ee Galmudug oo ay hogaamiyaan Madaxweyne ku-xigeenka iyo gudoomiyaha baarlamanka Galmudug.

Hoos ka akhriso Qoraalka





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip