Ra'iisul Wasaare Khayre oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Sucuudiga -Sawirro

0
Tuesday October 09, 2018 - 22:19:01 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 94
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Khayre oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Sucuudiga -Sawirro

    Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga Adel bin Ahmed Al-Jubeir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga Adel bin Ahmed Al-Jubeir.


Kulanka oo ka dhacay qasriga ra’iisul wasaaruhu ka degan yahay magaalada Riyaad ayaa horudhac u ahaa kulan uu ra’iisul wasaaraha XFS uu la yeelanayo madaxda sare ee boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Kulanka ay wada qaaateen ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga ayaa waxaaa goob joog ka ahaa Wasiirrada arrimaha dibadda Axmed Ciisa Cawad iyo wasiirka warfaafinta xukuummadda federaalka Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle.

Madaxda Bangiga horumarinta Islaamka ayuu sidoo kale kulamo la qaadan doonaa oo ay ka wada hadlayaan horumarka dhaqaalaha Soomaaliya, maal-gelinta iyo dib-u-habaynta ballaaran ee lagu sameeyay hannaanka maamulka maaliyadda dalka.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip