Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo La Kulmay Wakiilka Cusub Ee QM Ee Soomaaliya

0
Tuesday October 09, 2018 - 13:46:03 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 45
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo La Kulmay Wakiilka Cusub Ee QM Ee Soomaaliya

    Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Cusub ee Qaramada-Midoobay Somalia, Nicholas Haysom.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Cusub ee Qaramada-Midoobay Somalia, Nicholas Haysom.


Kulanka ayaa looga hadlay sidii ay u wada shaqayn lahayeen Xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya iyo Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale ka qaybgalay kulanka Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) iyo hab-dhowraha guud ee Golaha, C/kaafi Macallin Xasan.

Ergeyga Cusub ee Xoghayaha Qaramada-midoobay u qaabbilsan Somaaliya, Nicholas Haysom ayaa dhawaan soo gaaray Magaalada Muqdisha, isagoo sidoo kale kulamo la qaatay Madaxda ugu sarreeysa dalka.














Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip