Allaha u Naxariistee Dr. Food Cadde oo Ku Geeriyooday Magaalada Nairobi.

0
Wednesday July 11, 2018 - 19:13:59 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Allaha u Naxariistee Dr. Food Cadde oo Ku Geeriyooday Magaalada Nairobi.

    Waxaa Magaalada Nairobi ku geeriyooday saaka Allaha u naxariistee Dr. Axmed Max'ed Xassan oo ku magac dheeraa (Foodcadde) oo ka mid ahaa dhakhaatiirtii Soomaaliya ugu magaca dheereyn tan iyo xiligii berisamaadkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Nairobi ku geeriyooday saaka Allaha u naxariistee Dr. Axmed Max'ed Xassan oo ku magac dheeraa (Foodcadde) oo ka mid ahaa dhakhaatiirtii Soomaaliya ugu magaca dheereyn tan iyo xiligii berisamaadkii

Axmed wuxuu ku dhashay Magaalada Muqdisho sannadkii 1938-dii, Inta la ogyahay mar wuxuu ahaa dhakhtarka kali ah Soomaaliya oo dhan ee ka taqasusay daweynta Cudurada wadnaha.

Sidoo kale, Muddo dheer wuxuu ahaa dhakhtarka khaaska ah ee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Jaalle Maxamed Siyaad Barre.

Sanadihii Lixdamaakii wuxuu noqday guddoomiyihii bisha cas ee Soomaaliya oo uu ku muteysatay abaalmarinno badan sida mid caalami ah oo ay siisay Hay’adda Laanqayrta Cas ee Caalamiga ah ICRC.

Boqorada Britain Queen Elizabeth ayaa guddoonsisay abaalmarintaas billadda ahayd oo bisha cas ee Soomaaliya ay ku muteysatay shaqadii bani-aadminimo ee ay qabatay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip