Axmed Madoobe oo Booqday Xarunta Cusub ee Ciidanka Nabad Sugida Jubbaland -Sawirro

0
Tuesday June 12, 2018 - 07:21:22 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 68
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Madoobe oo Booqday Xarunta Cusub ee Ciidanka Nabad Sugida Jubbaland -Sawirro

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday xarun Cusub oo loo dhisayo Hay'ada nabadsugida iyo sirdoonka Jubbaland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday xarun Cusub oo loo dhisayo Hay'ada nabadsugida iyo sirdoonka Jubbaland.

Xaruntan ayaa hada dhamaystirkeedu uu socdaa iyadoo heerar kala duwan soo martay.

Taliyaha Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Jubbaland khaalid sheekh cabdulaahi ayaa Madaxweynaha kormeerkan ku weheliyay.

Waxay ku soo wareegeen qeybaha kala duwan ee xaruntaas, iyagoo warbixino ka dhegeystay shaqaalaha ka howlgala xaruntaas qaarkood.









Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip