Madaxweynaha Puntland oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Sool -Akhriso.

0
Monday June 11, 2018 - 18:58:48 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Sool -Akhriso.

    Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Sool oo ah gobol ay ku muransan yihiin Maamulada Somaliland iyo Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Sool oo ah gobol ay ku muransan yihiin Maamulada Somaliland iyo Puntland.


Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa Guddoomiyaha Gobolka Sool loogu magacaabay Abuukar Cabdi Geelle.

Magacaabidan ayaa ku soo aaday, iyadoo xiisad ka jirto deegaanka Tukaraq oo ay ku loolamayaan maamulada Puntland iyo Somaliland, halkaasoo ciidamo kala taabacsan ay weli isku hor-fadhiyaan.

Gobolka Sool ayaa xaruntiisa tahay Laascaanood, waxaana gacanta ku haya Somaliland, inkastoo Puntland dhowr jeer oo hore ay ku goodisay inay dib u qabsan doonto.

Halkan hoose ka akhriso wareegtada:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip