Madaxweyne Farmaajo Oo Dhalashada Bisha Ramadaan Ugu Hambaleeyey Shacabka Soomaaliyeed.

0
Wednesday May 16, 2018 - 21:40:47 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Dhalashada Bisha Ramadaan Ugu Hambaleeyey Shacabka Soomaaliyeed.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ummadda Muslimiinta ee jooga dalka iyo dibadda ugu hambalyeeyay bishan Ramadaan, isaga oo sheegay in bishan ay tahay mid barakeysan, loona baahan yahay in laga faa’ideysto.

"Ummadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka iyo dibadda, waxaan leeyahay Ramadaan kariim, bishani waa bil kheyreysan, aa bil barakeysan, oo ay samadu furan tahay, oo loo baahan yahay inaan Alle u noqono, aana ku duceysano inuu Alle naga dulqaado gaajada iyo colaada.” Ayuu yiri Farmaajo.
 
Sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday inay dhexdooda is cafiyaan, wuxuuna Alle ka baryay in ay nabad iyo caafimaad noogu dhamaato bishan kheyreysan.


Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sidoo kale ugu baaqay kuwa wax haysta in ay afuriyaan bishan barakeysan ee Ramadaan kuwa kale ee aan waxbo haysan.


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip