Maamulka Somaliland oo Ku Eedeeysay Dagaalka Tukaraq Dowladda Federalka.

0
Tuesday May 15, 2018 - 18:17:59 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Somaliland oo Ku Eedeeysay Dagaalka Tukaraq Dowladda Federalka.

    Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya dagaalka maanta ka dhacay degaanka Tukarraq ee Gobolka Sool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya dagaalka maanta ka dhacay degaanka Tukarraq ee Gobolka Sool.


Muuse Biixi Madaxweynaha Somalilad ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay gadaal ka riixeyso dagaalka uu sheegay in Ciidamada Puntland ay ku qaadeen kuwa Somaliland.

"Beesha Caalamka waa ay la socotaa dagaalka dowladda Federaalka ah ay ku qaadday Somaliland”ayuu yiri Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

Muuse Biixi ayaa intaas ku daray in 25 jeer ay Dowladda Soomaaliya weerar ku qaadday Maamulka Somaliland,waxaa uu sheegay in Ciidamada Somaliland ay guul ka gaareen dagaalkii saaka ka dhacay deegaanka Tukarraq.

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka saaka ka qarxay Tukaraq ayaa sheegaya  in dagaalku uu iskiis u istaagay waxaana deegaanadaas ka da’ay roobab xoog leh.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip