Dowladda Soomaaliya oo War Ka Soo Saartay Xiriirka Kala Dhaxeeya Imaaraadka -AKHRISO

0
Monday April 16, 2018 - 18:04:59 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 118
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo War Ka Soo Saartay Xiriirka Kala Dhaxeeya Imaaraadka -AKHRISO

    Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay xiirka Soomaaliya iyo Imaaraatka, waxaana warsaxaafadeedka lagu sheegay xirirka Soomaaliya iyo Imaaraatka in uu yahay mid soo jireen ah, isla markaana shucuubka labada dal uu ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay xiirka Soomaaliya iyo Imaaraatka, waxaana warsaxaafadeedka lagu sheegay xirirka Soomaaliya iyo Imaaraatka in uu yahay mid soo jireen ah, isla markaana shucuubka labada dal uu ka dhexeeyo xiriir ganacsi, dhaqan iyo dhaqaale.

Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka socdaan isbedelo dhaqaale iyo mid amni, iyadoo dowladda Imaaraatka ay muhiim tahay in ay ka qeyb qaataan sidii loo gaari lahaa himilooyinkaasi.

…Dowladda Soomaaliya waa ay soo dhaweynaysaa maal gelin kasta iyadoo la marayo shuruucda dalka u yaalka ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Warsaxaafeedka oo ku qorna luqadda Ingilishka ayaa dowladda Soomaaliya ku sheegtay in ay tahay lama taabtaan midnimada Soomaaliya,iyadoo dowladda federaalka ah ay soo dhaweynayso taageerada wadanka Imaaraatka Carabta siiyo  ciidanka.


Khilaafka soo dhex galay Imaaraatka iyo dowladd Soomaaliya ayaa yimid kadib markii ciidanka dowladda ay qabteen diyaarad siday lacag fara badan xilki diyaaradaasi ay ka sood egtay garoonak diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda:-



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip