Ciidamada Puntland Oo Howlgal Ka Fuliyay Buuraha Gobolka Bari -SAWIRRO

0
Saturday April 14, 2018 - 10:23:38 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Puntland Oo Howlgal Ka Fuliyay Buuraha Gobolka Bari -SAWIRRO

    Ciidamada maamulka Puntland ayaa howlgal waxa ay ka fuliyeen goobo ay ku tuhmaayeen in ay ku sugan yihiin Al-Shabaab iyo Daacish oo ka dagaallama gobolka Bari.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada maamulka Puntland ayaa howlgal waxa ay ka fuliyeen goobo ay ku tuhmaayeen in ay ku sugan yihiin Al-Shabaab iyo Daacish oo ka dagaallama gobolka Bari.

Sidda ay xaqiijiyeen Saraakiisha ciidamada Badda Puntland howlgallada ayaa badankooda waxa ay ka dhaceen dhulka Buuralayda ah ee gobolka Bari, sida Bali-khadar iyo Sugurre.

Saraakiisha ciidamada waxa ay sheegeen in ay howlgalkaasi ay qaadeen ka dib markii ay ka war heleen qaraxyo dhulka lagu aasaayo degaanada ka tirsan Buuraleyda.

Qoraal kasoo baxay taliska ciidanka ayaa lagu sheegay in ciidanka Badda la geliyey heegan buuxa kahor howgalka, waxaana khudbad u jeediyay taliyaha ciidanka Badda S/guuto Cabdirisaaq Diiriye.

30688855_2038484729808652_2691421181361258496_n30688860_2038485229808602_3684538605130219520_n30688487_2038484523142006_4572363127521280000_n




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip