War deg deg: taliyihii ciidanka booliska gobolka bari gaashaanle sare c/raxmaan cali cabaas oo lagu dilay weerar ismiidaamin ah.

0
Sunday August 10, 2014 - 12:53:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 955
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg deg: taliyihii ciidanka booliska gobolka bari gaashaanle sare c/raxmaan cali cabaas oo lagu dilay weerar ismiidaamin ah.

    War deg deg ah oo haatan nagasoo gaaraya magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in goor dhowayd qarax ismiidaamin ah lagu dilay..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg deg ah oo haatan nagasoo gaaraya magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in goor dhowayd qarax ismiidaamin ah lagu dilay.. Warar haatan nagasoo gaaraya magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in goor dhowayd qarax ismiidaamin ah lagu dilay allaha unaxariistee taliyihii ciidanka booliska gobolka Bari Gaashaanle Sare Cabdi Raxmaan Cali Cabaas (Mulsim) .Weerarkaan ayaa ka dhacay sida sheegayaan wararka uu helayo Puntlandi.com xarunta qeybta booliska gobolka Bari ee magaalada Bosaso kadib markii nin isisoo miidaamiyay uu gaari la galay xarunta ciidanka xilligaas oo ay ku sugnaayeen taliyaha iyo ilaaladiisa. Waxaa la sheegayaa inay jiraan qasaaro kale oo soo gaaray ciidanka laakiin macadda inta ay le egtahay.Inkastoo la sheegayo inuu dhintay mid kamid ah ilaaladiisii. Majirto faafaahin intaas kabadan oo ku saabsan xogta weerarkaan laakiin wararkeena soo socda ayaan idinkugusoo gudbindoonaa insha allah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip