Madaxweynaha Dalka Faransiiska oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-Shabaab.

0
Wednesday April 11, 2018 - 18:00:23 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Dalka Faransiiska oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-Shabaab.

    Ka dib kulan ka dhacay Magaalada Paris ee Caasimadda dalka Faranciiska kasoo oo dhexmaray Madaxweynaha Faranciiska iyo Dhaxal-sugaha dalka Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa waxaa looga hadlay dagaalka Al-Shabaab ee ka socda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka dib kulan ka dhacay Magaalada Paris ee Caasimadda dalka Faranciiska kasoo oo dhexmaray Madaxweynaha Faranciiska iyo Dhaxal-sugaha dalka Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa waxaa looga hadlay dagaalka Al-Shabaab ee ka socda Soomaaliya.

Madaxweynaha Faranciiska ayaa sheegay in dowladdiisa ay bixin doonto dhaqaalle dheeraad ah oo loogu tala galay in lagu dagaallamo Al-Shabaab.

Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in ay si weyn u taageeri doonaan ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM kuwaa soo dagaal kula jira Al-Shabaab.

Emmanuel Macron ayaa xusay in ay muhiim tahay in dunido ay sare u qaado dagaalka ka dhanka ah Ururadda Argagixisadda.

Wasiirka Difaaca ee Sucuudiga, Maxamed Bin Salmaan oo dhankiisa Warbaahinta la hadlay waxaa uu sheegay  ku dhawaad 100 -million oo Dollar ku taageeri doonaan Hawlgalka AMISOM ee ka socda Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip