Dowladda Kenya oo Digniin Ka Soo Saartay Weerar uga Yimaada Al-shabaab.

0
Wednesday April 11, 2018 - 09:08:51 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Kenya oo Digniin Ka Soo Saartay Weerar uga Yimaada Al-shabaab.

    Hay'adda nabad-galyada dalka Kenya digay wararro argagixiso oo ay geystaan dalkeeda Al-shabaab, gaar ahaan magaalooyinka dhaca gobolka waqooyi Bari.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda nabad-galyada dalka Kenya digay wararro argagixiso oo ay geystaan dalkeeda Al-shabaab, gaar ahaan magaalooyinka dhaca gobolka waqooyi Bari.

Kenya waxaa ay sheegtay in bilooyinkii la soo dhaafay ay ka hortaggeen weerarro dhowr ah kaddib markii ay xog badan soo gudbiyen hay’addaha ammaanka.

Dowladda ayaa sheegtay in ay jirto cabsi ku aadan weerarro ka dhaca magaalo xeebeedyada dalka Kenya , halkaasi oo ay ku badan yihiin dadka ka yimaada dalalka ka baxsan Kenya iyo sidoo kale magaalada Mandera oo xuduud la leh magaalada Beled-Xaawo ee Soomaaliya.

Dowladda Kenya ayaa sidoo kale la sheegaya in ay heegan gelisay ciidamadeeda ku sugan magaalo xeebeedyada dalkaas.

Sarkaal Sare oo u hadlay dowladda Kenya ayaa sheegay in ay ka feejigan yihiin weeraro ka yimaada Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa dalka Kenya weerarro ku qaadayay tan iyo sanadkii 2011kii mar ka soo ciidamada dowladda Kenya ay gudaha u soo galeen Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip