Xildhibaanada Mooshinka Ka Keenay Guddoomiye Jawaari oo Mar Kale ugu Baaqay inuu is Casilo -Daawo

0
Friday April 06, 2018 - 22:25:28 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Mooshinka Ka Keenay Guddoomiye Jawaari oo Mar Kale ugu Baaqay inuu is Casilo -Daawo

    Xildhibaanada Baarlamaanka ee mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari ayaa mar kale ugu baaqay inuu is casilo, kaddib kulan dhoolatus u muuqday oo ay maanta ku yeesheen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, halkaasoo maalmihii la soo dhaafay noqday geed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Baarlamaanka ee mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari ayaa mar kale ugu baaqay inuu is casilo, kaddib kulan dhoolatus u muuqday oo ay maanta ku yeesheen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, halkaasoo maalmihii la soo dhaafay noqday geed fadhiga Xildhibaanada ka soo horjeeda Guddoomiye Jawaari.

Xildhibaanada ayaa ku eedeeyay Guddoomiye Jawaari inuu jebiyay dastuurka iyo xeer hoosaadka, isla markaana ay ka dalbanayaan inuu is casilo.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa ayaa sheegay in Xildhibaanada gaaraya 200 ay ka dalbanayaan inuu is casilo, isla markaana inta aan la jiidin uu is casilo.

Kulankan ay maanta yeesheen Xildhibaanada ka soo horjeeda Jawaari ayaa ku soo aadaya, iyadoo la hadal haayo in maalinta berri ay kulan yeelanayaan Xildhibaanada, inkastoo aan si rasmi ah loo hubin.

Halkan hoose ka daawo kulanka Xildhibaanada iyo war saxaafadeedka ay soo saareen:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip