Madasha Talo Wadaag oo Soo Dhoweeyay Go'aankii Baarlamaanka Federaalka

0
Tuesday March 13, 2018 - 15:57:19 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madasha Talo Wadaag oo Soo Dhoweeyay Go'aankii Baarlamaanka Federaalka

    Madasha Talo Wadaag oo ay ku mideysan yihiin Siyaasiyiin iyo Mas'uuliyiin horay xilal u soo qabtay ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada uu dalka ku jiro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madasha Talo Wadaag oo ay ku mideysan yihiin Siyaasiyiin iyo Mas'uuliyiin horay xilal u soo qabtay ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada uu dalka ku jiro.

Madasha ayaa soo dhoweeyay Xeerkii Baarlamaanka Federaalka uu soo saaray ee dalka looga mamnuucay Shirkadda DP World, isla markaana waxba kama jiraan laga soo qaaday dhamaan heshiisyadii shirkaddu gashay.

Sidoo kale Madasha ayaa ugu baaqay Madaxda Qaranka oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha in la hirgeliyo go’aankii Baarlamaanka, lagula xisaabtamo Xukuumadda meel marinta go’aankaas.

War saxaafadeedka Madasha Talo wadaag

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip