Dowladda Qatar Oo Dhiseysa Xaruumaha Talisyada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

0
Tuesday March 13, 2018 - 09:56:15 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 314
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Qatar Oo Dhiseysa Xaruumaha Talisyada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha ciidanka xoogga dalka soomaaliya General C/wali Jaamac Xuseen Gorod ayaa gaaray Magaalada Doha ee wadanka Qadar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha ciidanka xoogga dalka soomaaliya General C/wali Jaamac Xuseen Gorod ayaa gaaray Magaalada Doha ee wadanka Qadar


Taliyaha ciidanka xoogga dalka soomaaliya ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinayay Taliyaha Ciidanka Bada ee soomaaliya iyo Gudoomiyaha gudiga Difaaca golaha Shacabka

S/gaas C/wali Jaamac Xuseen Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa kulmay Wasiirka Difaaca Qadar Khalid bin Mohammad Al Attiyah isagoona kala hadlay dhismaha Xarumaha Ciidanka xoogga dalka iyo Xoojinta ciidanka xoogga dalka

Wasiirka Difaaca Qadar Khalid bin Mohammad Al Attiyah waxa uu dhankiisa sheegay in dowlada Qadar ay taageero siineyso dowlada Soomaaliya waxa uuna dhanka kale balan qaaday in Qadar ay dhiseyso xarumaha ciidamada xoogga dalka soomaaliya





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip