Wasiirka Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Oo Baydhabo Kula Kulmay Saraakiil Cadaan Ah -Sawirro

0
Tuesday March 13, 2018 - 09:46:42 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Oo Baydhabo Kula Kulmay Saraakiil Cadaan Ah -Sawirro

    Saraakiil Qaramada Midoobey ka socday ayaa shalay gelinkii dambe gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, waxaana ku qaabilay Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ahna Wasiirka Amniga, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiil Qaramada Midoobey ka socday ayaa shalay gelinkii dambe gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, waxaana ku qaabilay Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ahna Wasiirka Amniga, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay).


Saraakiishan oo ka tirsan Booliska Qaramada Midoobey ayaa muddooyinkan dambe Maamulka Koonfur Galbeed kala shaqaynaayay dhanka Ciidamada iyo Arrimaha ammaanka.

Bengt Gronlund ayaa horkacayay saraakiishan, waxayna Kusimaha Madaxweynaha ay is dhaafsadeen tallooyin ku aadan suggida nabadgelyada iyo weliba dhismaha Ciidamada Koonfur Galbeed.

Saraakiishan oo dhameystay muddo xiloodkoodii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayuu Wasiir Xasan (Eelaay) guddoonsiiyay shahaado sharaf iyo hadiyad uu ugu talagalay, iyagoona kaga mahadceliyay.

Sawirro.

1-502-473-415-286-227-158-11




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip