Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo Guddoomiyeyaasha Maxkamadda C.Q.S oo Kormeeray Dhismaha Xabsiga Cusub iyo Maxkmaddaha -Sawirro

0
Monday March 12, 2018 - 22:06:56 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo Guddoomiyeyaasha Maxkamadda C.Q.S oo Kormeeray Dhismaha Xabsiga Cusub iyo Maxkmaddaha -Sawirro

    Magaalada Muqdisho duleedkeeda waxaa ka socda dhismaha Xabsi cusub oo si casri ah loo dhisayo iyo xarumo kale a ku shaqeeyaan Ha'adaha Garsoorka dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho duleedkeeda waxaa ka socda dhismaha Xabsi cusub oo si casri ah loo dhisayo iyo xarumo kale a ku shaqeeyaan Ha'adaha Garsoorka dalka.


Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac oo ay wehliyeen ku xiggeenadiisa, Guddomiyeyaasha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed iyo Saraakiil kale ayaa maanta booqday halka uu marayo dhismaha Mashruuca weyn ee ka kooban Xabsi cusub iyo xarumo ay ku shaqeeyaan Garsoorka.

Taliyaha, ayaa xog weystay Injineerada dhismaha Mashuurcaan fulineysa, waxaana uu kala hadlay siddii ay u dar dar gelin lahaayeen dhismaha Xabsiga cusub iyo Maxkmaddaha oo hadda heer gabo gabo ah maraya.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac iyo Madaxda kale ee la socotay ayaa qeyb qeyb u tagay dhammaan dhismaha uu ku fadhiyo mashruucaan oo ay maal galinayaan Beesha Caalamka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip