Baarlamanka Dawlada federaalka oo Ansixiyay Xeer Dalka Looga Mamnuucay Shirkadda DP World -AKHRISO

0
Monday March 12, 2018 - 16:35:58 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamanka Dawlada federaalka oo Ansixiyay Xeer Dalka Looga Mamnuucay Shirkadda DP World -AKHRISO

    Baarlamaanka dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa kulankii maanta ay isugu yimaadeen waxay ku ansixiyeen xeerka dhawrida gobonimda iyo geyiga soomaaliyeed, xeerkan oo ka koobanaa dhawr qodob ayaa waxaa gebi ahaanba lagu laalay dhamaan heshiisyadi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa kulankii maanta ay isugu yimaadeen waxay ku ansixiyeen xeerka dhawrida gobonimda iyo geyiga soomaaliyeed, xeerkan oo ka koobanaa dhawr qodob ayaa waxaa gebi ahaanba lagu laalay dhamaan heshiisyadii ay shirkada Dpworld la gashay maamulada Somaliland iyo Puntland.


Qodobka 1aad ee xeerkann ayaa lagu sheegay in heshiis kasta oo lala galo dawlad ama hay’ad kaloo shisheeye oo ka hor imaanaya dastuurka federaalka uu yahay waxba kama jiraan aan sharciyad lahayn, sidoo kale qodobka 2aad ee xeerkan ayaa waxaa waxba kama jiraan lagu tilmaamey heshiiskasta oo lala galay shirkada Dpworld iyada oo loo cuskaday in uu ka hor imaanaayo Dastuurka Dalka , xeerka maalgashiga shisheeye soomaaliya iyo shuruucda kale ee dalka.

Kalfadhiga ayaa waxaa soo xaadiray 170 xildhibaan, waxaana xeerka in la ansixiyo u codeeyay 168 mudane, 1 xildhibaan ayaa diiday halka Xildhibaan kalena uu aamusay , Puntland iyo Somaliland oo iyagu heshiisyo lagu balaarinayo dekeddaha Berbera iyo Bosaaso lagalay shirkada Dpworld ayaan weli ka hadlin xeerkan ay ansixiyeen baarlamanku.



Akhriso Nuqul ka mid ah Xeerka:-

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

Image may contain: text



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip