Daawo:-Khudbadii Madaxweyne Farmaajo Ka Jeediyay Furitaankii Kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka

0
Sunday March 11, 2018 - 10:34:32 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:-Khudbadii Madaxweyne Farmaajo Ka Jeediyay Furitaankii Kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay furitaankii kalfadhiga 3aad ee Golaha shacabka, kaasoo maalintii shalay uu si rasmi u furmay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay furitaankii kalfadhiga 3aad ee Golaha shacabka, kaasoo maalintii shalay uu si rasmi u furmay.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay xaalada dalka, sida dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, ammaanka, siyaasadda, waxaana uu soo hadal qaaday heshiiskii Dekeda Berbera ee muranka badan uu ka taagan yahay.

Halkan hoose ka daawo Khudbadda Madaxweynaha:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip