Wasiirka Amniga Hirshabeelle oo Faah-faahin Ka Bixisay Howlgallo Ciidamada XD Ka Sameeyeen Gobolka Sh/dhexe

0
Sunday March 04, 2018 - 10:16:09 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Amniga Hirshabeelle oo Faah-faahin Ka Bixisay Howlgallo Ciidamada XD Ka Sameeyeen Gobolka Sh/dhexe

    Wasiirka Amniga Maamulka Hir-shabeele C/qaadir Aadan Jeele oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgalo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed saacadihii lasoo dhaafay ay ka sameeyeen Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha dhexe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Amniga Maamulka Hir-shabeele C/qaadir Aadan Jeele oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgalo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed saacadihii lasoo dhaafay ay ka sameeyeen Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha dhexe kaasoo lagu baacsanaayo maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab.

C/qaadir Aadan JeeleWasiirka Amniga Maamulka Hir-shabeele ayaa atilmaamay in Ciidamada Xoogga Soomaaliya howlgalkaan ku baacsanayaan maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab kuwaa soo wali ku dhuumaalaysanaaya deegaano ka tirsan Shabeelaha dhexe dhibaatana ku haaya shacabka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada Gobolkaasi.

Wasiirka Amniga Hir-shabeele ayaa sheegay in maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab oo isku ekaysiinaya dadka Shabcabka ah ay dhibaatooyin kala duwan ku hayaan bulshada, Islamarkaana ciidanka Xoogga Dalka ay u taagan yihiin difaaca shacabka iyo qaranimada Soomaaliyeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip