Ciidamada Maamulka Koofur Galbeed Oo Dhaq-dhaqaaqyo Ciidamada Ka Wada Baay Iyo Bakool -Sawirro

0
Wednesday February 14, 2018 - 10:01:00 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Maamulka Koofur Galbeed Oo Dhaq-dhaqaaqyo Ciidamada Ka Wada Baay Iyo Bakool -Sawirro

    Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa dhaqdhaqaaq ciidan ka bilaabay qaybo ka mid ah Gobolada Baay iyo Bakool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa dhaqdhaqaaq ciidan ka bilaabay qaybo ka mid ah Gobolada Baay iyo Bakool.

Wasiirka Amniga maamulka Koonfur Galbeed oo booqday Ciidamada dhaqdhaqaaqa wadda ayaa ugu baaqay in ay xoojiyaan dagaalka ka dhanka Al-Shabaab.

Wasiirka ayaa sidoo kale ciidamada u sheegay in laga doonaayo in ay furaan Wadooyinka ay Go’doomiyeen Al-Shabaab.

Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa ku hawlan sidii guluf xoogan loogu qaadi lahaa dhulka ay Shabaabku kaga sugan yihiin Degaanada Koonfur Galbeed.

Kooxda Al-Shabaab ayaa Go’doomisay degaano badan oo ka mid ah Gobolada Baay iyo Bakool, Iyadoona Maamulka Koonfur Galbee uu dadaal ugu Jiro sidii uu go’doonka uga saari lahaa Deegaanadaasi.

Sawirro.

KG4KG7KG94




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip