Booliska Dalka Canada oo Baaraya Wiil Soomaali ah oo Lagu Dilay Magaalada Ottawa

0
Tuesday February 13, 2018 - 11:33:24 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Dalka Canada oo Baaraya Wiil Soomaali ah oo Lagu Dilay Magaalada Ottawa

    Booliska dalka Canada ayaa bilaabaya baaritaanka wiil Soomaali ah oo Axadii la soo dhaafay lagu dilay magaalada Ottawa, kaasoo meydkiisa laga helay gaari dhexdiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska dalka Canada ayaa bilaabaya baaritaanka wiil Soomaali ah oo Axadii la soo dhaafay lagu dilay magaalada Ottawa, kaasoo meydkiisa laga helay gaari dhexdiisa.

Wiilkan ayaa lagu magacaabi jiray Cigaal daa’uud oo ka mid ahaa dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Ottawa.

Sarkaal ka tirsan Booliska ayaa sheegay in Cigaal oo 30 jir ahaa meydkiisa laga helay gaari kuwa raaxada ah, waxaana jirkiisa ka muuqday rasaas, gaariga ayaa yaalay goob la dhigto baabuurta ee loo yaqaano Parking.

Dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa sanadihii la soo dhaafay lgu dilay dalka Canada, kuwaasoo arrimo kala duwan loo dilay, waxaana Jaaliyadda Soomaaliyeed ay walaac ka muujiyeen dilalka soo noqnoqday ee Soomaalida loo geysto.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip