War Deg Deg Ah:- Baarlamaanka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Somaliland (Daawo)

0
Saturday January 13, 2018 - 16:03:05 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 162
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:- Baarlamaanka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Somaliland (Daawo)

    Baarlamaanka Puntland ayaa isku raacay qaraar ku saabsan in la taageero mawqifka Xukuumadu ay ka qadaatay dagaalada ka socda deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka Puntland ayaa isku raacay qaraar ku saabsan in la taageero mawqifka Xukuumadu ay ka qadaatay dagaalada ka socda deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool.

Guddoonka baarlamaanka ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin gacan siinta ciidamada DIfaaca, ayna u arkayaan dagaalkan mid xaq ah oo la gaaray waqtigiisii.

Gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka Puntland Xuseen Xaaji Diiriye oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in ay ka saari doonaan Somaliland, gabi ahaanba deegaanada gobalada Sool, Sanaag & Cayn.

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ah gudoomiyaha guddiga Difaaca ee baarlamaanka Puntland kana soo jeeda deegaanada la qabsaday ayaa shaaciyey in la qaado doono howlgalkan dhameystiran.

Halkaan Hoose Ka Daawo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip