Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Gaaray Magaalada Qardho -Sawirro

0
Wednesday January 10, 2018 - 15:15:21 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Gaaray Magaalada Qardho -Sawirro

    Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow gaaray Magaalada Qardho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow gaaray Magaalada Qardho.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa soo dhaweeyay Waxgaradka degmada ee uu ka mid yahay Boqor Burhaan iyo dadweyne faro badan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Wehlinaya Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, iyadoo si weyn loo adkeeyay ammaanka Qardho.

Madaxweyne Farmaajo oo safar dhulka ah ku tegey magaalada Qardho ayaa lagu wadaa inuu kulamo la yeesho mas’uuliyiinta degmada ,waxgaradka iyo duubabka dhaqanka.

Sawirro.

a2a3a4a5a6a7a8a9a1




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip