Ciidamada Ethopia iyo Al-shabaab oo Dagaal Ku Dhex Maray Gobolka Hiiraan

0
Tuesday January 09, 2018 - 16:11:15 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 193
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Ethopia iyo Al-shabaab oo Dagaal Ku Dhex Maray Gobolka Hiiraan

    Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka ee Gobolka Hiiraan Jeneraal Tawane Axmed Gurey oo shir jaraa'iid maanta ku qabtay Magalaada Baladweyne ayaa sheegay in ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ee ka socda dalka itoobiya ay ku guuleysteen inay Al-shabaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka ee Gobolka Hiiraan Jeneraal Tawane Axmed Gurey oo shir jaraa'iid maanta ku qabtay Magalaada Baladweyne ayaa sheegay in ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ee ka socda dalka itoobiya ay ku guuleysteen inay Al-shabaab kala wareegan deegaano u dhexeeya Baladweyne,Maxaas iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan.


Sidoo kale Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka ee gobolka Hiiraan Jeneraal Tawane Axmed Gurey ayaa sheegay in deegano buuraley ah oo u dhexeeya magaalooyinka Baladweyne, Matabaan iyo Maxaas u ka socdo dagaal u dhexeya Ciidamada dowlada oo garab ka helay kuwa AMISOM iyo Al shabaab.

Howlgalkan ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay ka wadan qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa ku soo beegmaya xili dagaalyaano ka tirsan ururka Al shabaab oo ka soo cararay qeybo ka mid ah gobollada koonfureed ee dalka ay saldhigyo ka dhigteen deegano ka tirsan gobolka Hiiraan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip