Madaxweyne Erdogan oo Sheegay in QM Ay Ka Bilaabayaan Hindise Lagu Laalayo Go'aanka Trump Ee Qudus

0
Friday December 15, 2017 - 20:45:21 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Erdogan oo Sheegay in QM Ay Ka Bilaabayaan Hindise Lagu Laalayo Go'aanka Trump Ee Qudus

    Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta oo jimcaha sheegay in dalkiisa uu Qaramada Midoobey ka dhex-bilaabi-doono hindise la xiriira sidii lagu baa'bin lahaa go'aanka Donald John Trump ee Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Isra&

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta oo jimcaha sheegay in dalkiisa uu Qaramada Midoobey ka dhex-bilaabi-doono hindise la xiriira sidii lagu baa'bin lahaa go'aanka Donald John Trump ee Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Isra'il.

Madaxweyne Erdoğan waxaa uu sidoo kale ka hadlay in marka hore Turkiga keliya isku dayi-doono sidii uu u baabi’in lahaago’aanka Trump,haddii ay u suuro-geli-weysana waxaa ay aadi-doonaan Jimciyadda qurumaha ka dhaxeysa.

Waa dadaal kale uu sameynayo Erdoğankadib markii todobaadkan uu shir Qudus looga hadlayo, oo ururka iskaashiga Islaamka ahaa, isla markaana ay ka soo qeyb-galeen in ka badan 50 hoggaamiye oo dunida Muslimka ay ka soo qeyb-galeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip