Xoghayihii Ururka Haweenka Soomaaliyeed oo Lagu Diley Magaalada Muqdisho

0
Wednesday September 27, 2017 - 13:46:21 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayihii Ururka Haweenka Soomaaliyeed oo Lagu Diley Magaalada Muqdisho

    Koox hubeysan ayaa diley xoghayihii ururka haweenka Soomaaliyeed Canab Cabdullaahi Xaashi kadib markii ay weerar ku qaadeen gaari ay wadatey, sidoo kale kooxda hubeysan ayaa isla gaariga Canab wadatey ku diley wiil la socdey oo ay dhashey Guddoomiyah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Koox hubeysan ayaa diley xoghayihii ururka haweenka Soomaaliyeed Canab Cabdullaahi Xaashi kadib markii ay weerar ku qaadeen gaari ay wadatey, sidoo kale kooxda hubeysan ayaa isla gaariga Canab wadatey ku diley wiil la socdey oo ay dhashey Guddoomiyaha ururka haweenka SOomaaliyeed..

Dilka ayaa ka dhacay demagada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, Sida ay ku waramayaan dadku dhawaa goobta dilku ka dhacay, kooxda rasaasta gaariga ku furey ayaa watey gaari kale oo daba socdey, waxaana ay rasaas kaga soo fureen dhanka dareewalka

Kooxda dilka fulisey ayaa gaarigii ay wateen ku baxsadey. Ciidanka amaanka ayaa goobta gaarey oo ka bilaabey baaritaano.

Ururka Haweenka Soomaaliyeed ayaa ah urur rayid ah oo ay ku bahoobeen haweenku.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip