Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 7-5-2015 magaalada Kismaayo ee xarunta Dawladda Jubbaland kaga qeyb-galay xafladd balaaran oo lagu caleemasaarayay Baarlamaanka iyo gudoonka cusub ee Jubbaland. Xafladda ayaa waxaa sidookale ka soo qeyb-galay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud , Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam , Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Aamino Maxamed, Wasiirka arrimaha dibada Ethiopia Mr. Tedros , wasiiro iyo xildhibaan katirsan Puntland , wufuud ka socotay beesha caalamka iyo masuuliyiin kale. Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyey madasha , waxaana uu u hambalyeeyey mudanayaasha cusub ee baarlamaanka Dawladda Jubbaland. " Waxaan hambalyo iyo salaan idiinka wadaa Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Gudoomiyaha Baaralamaanka Puntland Siciid Xassan Shire, Saddexda Gole ee dawladda iyo guud ahaan Shacabka reer Puntland" Ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Camey.
Recently added under this category

AMISOM oo beenisay in ay dad ku xasuuqday degmada Marka..

0 Visits: 272 | Wednesday July 22, 2015 - 04:03:45
{Radio Shacab}Ciidammada howlgalka nabad ilaalinta Afrika ee AMISOM ayaa iska fogeeyay in ay dad rayid ah ku dileen magaalada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose.

Read More »

DAAWO: Kenya oo qurxineysa caasimadda Nairobi ka hor inta uusan bilaabanin shirka ganacsiga adduunka...

0 Visits: 401 | Wednesday July 22, 2015 - 02:11:25
{Radio Shacab} Kenya ayaa diyaargarow u sameyneysa shirka 2-da beri soconaya ee looga hadlayo arrimaha dhiirigelinta ganacsiga dunida.

Read More »

Kenyatta: "Obama booqashadiisa kuma jirto in uu nagala doodo wax ku saabsan isku tagga ragga, waana in uu ka hadlaa dagaalka kooxaha Al-Qaacida,..

0 Visits: 368 | Tuesday July 21, 2015 - 17:06:34
{Radio Shacab} Madaxweynaha wadanka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in meelaha ugu waaweeyn ee uu madaxweynaha Mareykanka ka hadli doono ay tahay sidii loola dagaalami lahaa argagixisada.

Read More »

Madaxweynaha: ''Dib u soo nooleynta Akademiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta waxay ku fadhidaa micno taariikhi ah''

0 Visits: 213 | Tuesday July 21, 2015 - 15:27:17
{Radio Shacab}Madaxweyanah dalka ayaa dhagax dhigay xaruntii Akademiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta.

Read More »

Rabshado dhimasho sababay oo ka soo cusboonaaday Burundi..

0 Visits: 128 | Tuesday July 21, 2015 - 15:05:35
{Radio Shacab} Hal qof oo booliska ka tirsan iyo xubin mucaaradka ka mid ah ayaa ku geeriyoodey rabshado ku so beegmay waqtiga doorashada dalkaasi Burundi.

Read More »

Dhagayso:Barnamijka Saaka iyo Soomaliya

0 Visits: 468 | Tuesday July 21, 2015 - 10:00:50
Kulan wacan dhamaantiinba melkastoo aad joogtaan iyo siwalboo aad noo maqleysaan kuna sodhowada markale iyo nbarnamijkii Saaka iyo Soomaliya.

Read More »

Dhagayso:Warka subaxnimo iyo Xadaari

0 Visits: 348 | Tuesday July 21, 2015 - 09:49:20
Kulan wacan dhamntiinba melkastoo aad joogtaan kuna sodhowada warka subaxnimo waxana udiyaara xuseen axmed farx (xadaari)

Read More »

Turkiga oo ka shakisan in qaraxyada dalkiisa ka dhacaya ay geysanayaan kooxda Daacish..

0 Visits: 338 | Monday July 20, 2015 - 23:57:08
{Radio Shacab} Magaalada Suruc ee kaabiga u saaran xaduudka Turkigu la wadaago wadanka Suuriya ayaa la qarxiyey.

Read More »

Daawo:Raisal wasaraha Xukuumada Federalka soomaliya oo Galkacyo lagu soo dhaweeyey

0 Visits: 279 | Monday July 20, 2015 - 22:56:07
WAXAA MAGAALADA GALKACYO EE XARUNTA G/MUDUG SOO GAAREY WAFDI BALLARAN UU HOGAMINAYO RAISUL WASARAHA XUKUUMADA FEDERALKA SOMALIYA MUDANE CUMAR CABDI RASHIID CALI SHARMAAKE DAAWO WARBIXINTA SI AAD SAFARKA RAISAL WASARHA WAX OOGA FAHANTO RADIO SHACAB TV WAXAA WARBIXINTA NOOHAYA SAYIDCALI CALINUUR CABDI…

Read More »

DEG DEG:- Ahlusunna oo qabsatay Saldhigii Ciidanka Cabduwaaq iyo Madaxweyne ku xigeenki--------

0 Visits: 264 | Monday July 20, 2015 - 20:03:35
Wararka ka imaanaya Magalaada Cabudwaaq ee Gobalka Galgaduud ayaa shegaya in Culumada Ahlusuna waljameeca ay la wareegen Saldhiga Magalada Cabudwaaq,iyadoo ay halkaas isaga baxeen madaxweyne ku xigeenkii Maamulkii Cabdikareem Xuseen Guleed,

Read More »

Madaxweynaha: "Taageerada Boqortooyada UK waxay muhiim u tahay dib u soo kabashada Soomaaliya''

0 Visits: 403 | Monday July 20, 2015 - 14:40:38
{Radio Shacab} War-Saxaafadeed..

Read More »

Odayaal dhaqameedka reer Mandheera oo ka gadooday derbiga laga dhisay xaduudka Kenya iyo Soomaaliya..

0 Visits: 459 | Monday July 20, 2015 - 09:11:33
{Radio Shacab} Odayaal dhaqameedka reer Mandheera ayaa ku kulan ku qabteen degaankaasi ku sheegay in uusan munaasab aheyn derbiga dowladda Kenya ka dhiseyso xaduudka.

Read More »

Kulan qado ah oo ay wada yeesheen Kirishtanka iyo Muslimiinta xaafadda Islii..

0 Visits: 414 | Monday July 20, 2015 - 08:55:02
{Radio shacab} Kulan qaddo ah ujeedkiisuna ahaa is-dhex galka bulshada, ayna ku kulmeen Muslimiinta iyo dadka aan muslimka ahayn ayaa ka dhacay dugsiga sare ee xaafadda Soomaalidu ku badan tahay ee Islii.

Read More »

Dhagayso:Madaxweynihii Hore ee Puntland Oo ka Dagay Hargeysa,

0 Visits: 170 | Sunday July 19, 2015 - 23:32:58
Madaxwaynihii Hore Puntland C/rixmaan Maxamed Maxamud Faroole ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha Cigaal Ee Magaalada Hargaysa, Waxaanna Si Diiran halkaasi ugu soo dhaweeyay isimo iyo waxgarad ka soo jeedda Somaliland. hadaba kadhagayso warbxinta

Read More »

Dhagayso:Barnaamijka Qubanaha

0 Visits: 187 | Sunday July 19, 2015 - 22:41:51
KUlan wacan dhamntinba melkastoo aad joogtan kuna sodhowada markale iyo barnamijkii Qubanaha radio shacab oo aad qodobo xiiso leh kumaqli doontaaan oo ay kamid yihiin dagaalo horleh oo ka bilowday degaanka xeeralee iyo safarka raisal wasararaha xukumada iyo kuwokale oo badan. barnamijka waxaa udiyara…

Read More »

Dhagayso:Warka Fiidnimo iyo samiira(laki)

0 Visits: 331 | Sunday July 19, 2015 - 22:33:37
Kulan wacan dhamntiinab meel kastoo aad joogtaan kuna sodhowaada warka fiidnimo ee radio shacab oo aad kumaqli doontaan qodobo dhowr ah.

Read More »

DAAWO:Afhayeenka xukuumada oo kawarbixinaya safarka raisal wasaraha

0 Visits: 467 | Sunday July 19, 2015 - 21:52:14
Waxaa magaalada galkacyo soo gaarey Raisal wasaraha xukumada federalka soomaliya cumar cabdi rashiid cali sharmake. hadaba waxaa safarka raisal wasaraha warbahinta usharaxay afhayenka xukuumada axmed c/salaan (caato) waxaa safarka raisul wasaraha kuwehliya Xildhibaano,wasiirka maliyada puntland,wasirka…

Read More »

Madaxweynaha oo Golaha Wasiirrada kula dardaarmey dardar gelinta hawlaha dowladda

0 Visits: 233 | Sunday July 19, 2015 - 19:34:41
{Radio Shacab} WAR-SAXAAFADEED:

Read More »

Dhagayso:Barnamijka Xogmaal iyo SAMIIRA(LAKI)

0 Visits: 425 | Sunday July 19, 2015 - 16:31:32
Kulanw acan dhamntiinba kuna soodhowaada amrkale iyo barnamijkii xogmaal oo aad malin walba kadhagaysataan radio shacab xarumihiisa kala duwan marka laag reebo malinta jimcada. Baranamijka waxaa udiyara samiiro cabdi cali Farsamadanu waa c/rasaaq macalin (Qoslaaye)

Read More »

DEG-DEG:Dagaalo hor leh oo la gasoo shegayo nawaxiga dhusamareeb

0 Visits: 218 | Sunday July 19, 2015 - 13:56:49
{Radio shacab}19 JULY- Waraka an kaheleyno degaanka ayaa shegaya in uu dagal xoogan oo udhaxeeya cidamada dowlada federalka soomaliya iyo dowlad goboledka mamulka g/dhexe oo hor kacayo sh maxamed shaakir. dagalka ayaa ilaa hada socda waxaa una dagalka kadhacay xeerale iyo huurshe inta udhaxeysa waxaa…

Read More »