Share with your friends via email

Qaramada Midoobay oo War Ka Soo Saartay Colaada Ka Taagan Tuka-raq.

Qaramada Midoobay ayaa waxay ku baaqday in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka soo cusboonaaday degaanka Tukaraq oo ay isku heystaan ciidan ka kala tirsan maamulada Somaliland iyo Puntland.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip