Share with your friends via email

Goobaha Laga Cunteeyo oo La Mamnuucay inta Lagu Guda jiro Bisha Ramadaan.

Wasaaradda arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay in maqaayadaha la furo oo cunto lagu kariyo maalinkii oo dadka ay sooman yihiin, inta lagu guda bisha Ramadaan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip