Share with your friends via email

Dalalka Islaamka oo iclaamiyay in Maalinta Khamiista Ay Tahay Maalinta Koowaad ee Bisha Ramadaan.

Inta badan dalalka Islaamka ayaa ku dhawaaqay in maalinta berri oo Arbaco ah la buuxinayo 30-ka bisha Shacbaan, isla markaana maalinta Khamiista oo ku beegan 17 bisha May ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip