Share with your friends via email

Imaaraadka oo Joojiyay Guud Ahaanba Tababarkii uu Siinayay Ciidamada Soomaaliya.

Dowladda Imaaraadka ayaa sheegtay ayaa sheeegtay in ay gabi ahaanba joojisay tababarkii ay siin jirtay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ka socday xeryaha ay ku lahaayeen gudaha dalka Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip