Share with your friends via email

Amiirka Dalka Qatar oo Aan Ka Qeyb Galeyn Shirka Ururka Jaamacadda Carabta.

Amiirka dowladda Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa ka mid aheyd Hoggaamiyeyaasha Carbeed ee ka qeyb galaya shir madaxeedka 29aad ee Jaamacadda Carabta ee ka furmay magaalada Al Dahraan ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip