Share with your friends via email

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha oo Ku Guuleystay Doorashadii Kursiga Xildhibaannimo -Sawirro

Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha C/llaahi Faarax Wehliye ayaa ku guuleystay doorashada Kursiga Xildhibaanimo ee Golaha Shacabka, kaasoo goor dhoweyd ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip