Share with your friends via email

Shirkad Laga Lee Yahay Dalka Shiinaha Oo Dhisaysa Dekedaha Magaalooyinka Baraawe Iyo Marka.

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa heshiis la gaaray Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha oo lagu wado in ay dhisto Dekedaha magaalooyinka Baraawe iyo Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip