Share with your friends via email

Wararkii ugu Dambeeyay ee Wada Hadalada Dowladda Itoobiya iyo ONLF uga Socda Magaalada Nairobi

Wada hadalada u dhaxeeya dowladda Itoobiya iyo Jabhadda ONLF ayaa maalintii 3aad galay, iyadoo wafuud labada dhinac ka kala socday uu shir uga socdo goob qarsoodi ah oo ka mid ah magaalada Nairobi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip