Share with your friends via email

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Cafis u fidiyay Mas'uul Horay Xilal uga Soo Qabtay Dowladda Soomaaliya

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar, kaasoo shalay dib ugu laabtay magaalada Hargeysa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip