Share with your friends via email

Madaxweynaha Dalka Koonfur Afrika Zuma oo Loogu Baaqay inuu is Casilo

Xisbi Xaakimka Koonfur Afrika ee ANC ayaa ugu baaqay Madaxweyne Jacob Zuma oo ka tirsan xisbigaasi inuu xilka isaga dego, kadib kulan saacado badan qaatay oo ay Isniintii shalay yeesheen golayaasha xisbigaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip