Share with your friends via email

Godoomiyaha Gobalka Banaadir oo Muqdisho Ka Furay Barnaamijka Waxbarashada Dadka Waaweyn -Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa degmada Boondheere ka furay barnaamij ku saabsan Waxbarashada dadka waaweyn oo lagula dagaalamayo jahliga.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip