Share with your friends via email

Dowladda Kuwait oo Mashaariic Horumarineed Ka Fulinaysa Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo safar shaqo ah ku jooga dalka kuwait, ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Diiwaanka dalkaasi Shiekh Cali Jaraax

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip