Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo oo Sheegay inay Kordheen Tirada Al-Shabaab Ka Jooga Buuraha Gal-gala

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga magaalada Garoowe ayaa sheegay in deegaanno ka tirsan Puntland soo galeen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo baxsad ka ah duqeymaha cirka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip