Share with your friends via email

Madaxda Dowladda, Maamul Goboleedyada iyo Guddiyada Dastuurka oo Xaley Shir Yeeshay -Sawirro

Shir looga hadlayay hanaanka dib u eegista Dastuurka ayaa xalay lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada, waxaa kulanka shir guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip