Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo "Ninka Awooddiisa Qeybiyay Waa Xaaf, Waana Qeyb Ka Mid ah Tanaasulka"

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay heshiiska ay ku midoobeen Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna, isagoo ku baaqay in la dhaqan geliyo heshiiska.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip