(Sawirro) Qaraxii Xoogaan ee Galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho..

0
Friday April 22, 2016 - 22:10:47 in Wararka by
  • Visits: 595
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Sawirro) Qaraxii Xoogaan ee Galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

{Radio Shacab};-Sawiro horu-dhac ah ayaa ka helnay qaraxii galabta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaa isgoyska Cali kamiin oo ku dhaw isbartiibada istaadiyo Muqdisho kaasoo loo adeegsaday Baabuur Walxaha qarxa laga soo buuxiyay waxaana gaarigaasi gacanta ku dhigay Ciidanka Nisa hasa ahaatee qaraxa ayaa dhacay xili lagu howlanaa in la kala fur furo qaraxyada waxaana qasaaro dhaawacyo ah uusoo gaaray Ciidankii ku howlanaa fashilinta qaraxaasi.


C 4C 3C 2C 1

(Xafiiska War Qabadka Radio Shacab Gaalkacyo)
 
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip