Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in deegaanno ka Qabsadeen Al-shabaab.

0
Friday April 15, 2016 - 17:56:06 in Wararka by
  • Visits: 877
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in deegaanno ka Qabsadeen Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

{Radio Shacab};-Ciidamada Dowlada Gobaleedka Koofur Galbeed ayaa si Buuxda ula Wareegay Degaano Dhaca Waqooyiga Degmada Buur-hakamo ee Gobalka Baayo oo Al-shabaab ay Mudo Maamulayeen waxaana Deegaanadaas ka mid ah Buur-ayle iyo Jameeca iyo Tuulooyin Dhowr ah.

C/casiis Ismaaciil Abuukar Taliyaha Ciidamada Degmada Buur-hakabo oo la hadlay warbaahinta ayaa Guulo ka Sheegtay Dagaalada ay lagaleen Al-shabaab ayagoona sheegay in Dagaal-yahano badan ay uga Dileen halka ay Gaadiid Nuuca Dagaalka ahna ay uga Gubeen.


Saraakiishu waxay Simba u sheegeen in Howlgalkaan uu ka soconayo Deegaano badan oo ka tirsan Gobalka Baayo Isla-markaan uu u Ujeed ku yahay in Guud ahaan Al-shabaab laga saaro Deegaanada ay kaga Harsan yihiin Gobalkaasi.

Maamulka Koonfur-galbeed ayaa ku Cel-celiyey inay Shabaab ka saari doonaan Deegaanada Gobalada Baay iyo Bakool inkastoo aan wali la heyn Dhaqan galka Arintaas

(Xafiiska War Qabadka Radio Shacab Gaalkacyo)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip