Xukuumada Soomaaliya oo Sheegtay Ciidamo Cusub La Qarayo

0
Thursday March 24, 2016 - 10:35:50 in Opinions / Fikrado by
  • Visits: 568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Soomaaliya oo Sheegtay Ciidamo Cusub La Qarayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(24 Maarso Radio Shacab);-Wasiirka amniga Xukuumada Somaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo maalmihii ugu dambeeysay ku sugnaa maaglada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka ahdlay xalada amnia ee dalka guud ahaan gaar ahaan caasimada dalka Somaaliya ee magalada Muqdisho taas oo uu ku tilmaamay mid aad u u wanagsan yahay amnigeeda.

Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa shaaca ka qaaday in amniga magalada Muqdisho uu xiligaan ka muuqdo isbedel marka loo fiiriyo xiliyadii hore ay soo martay oo ay ka jireen dhibaatooyin amnidaro.


Ugu dambeyn waxaa uu sidoo kale sheegay Wasiirka si uu u hagaago amniga dalka in Maamul goboleedyada dalka ka jira dhamaantood loo sameyn doono Ciidamo Booliis ah kuwaas oo ka qeyb qaadan doono amniga gobolada dalka Somaaliya.

Caasimada dalka Somaaliya ee magalada Muqdisho ayaa amnigeeda waxaa lagu wareejiyay maamulka gobolka Banaadir waxana xiligaas wixii ka dambeeyay uu maamulku bilabay howlgalo lagu xaqiijinayo amniga dalka Somaaliya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip