Maamulka Jubbaland oo Sheegay in ay Sii Laba Jibaarayaan Dagaalka ay Kula Jiraan Alshabaab..

0
Wednesday March 23, 2016 - 10:46:48 in Wararka by
  • Visits: 548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Jubbaland oo Sheegay in ay Sii Laba Jibaarayaan Dagaalka ay Kula Jiraan Alshabaab..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(23 Maarso Radio Shacab);-Madxweynaha Maamulka Jubaland axmed Maxamed Islaam axmed Madoobe ayaa sheegay in Ciidamada ku sugan Kismaayo Ee Maamulka Jubaland iyo kuwa kale ee ka howlgala deegaanada qooqaani iyo dhoobleey ay si wada jir ah isaga kaashan doonaan dagaal uu sheegay inay la gali doonaan dhaq dhaqaaqa al shabaab.

Mudo Maalma ah ayuu axmed Madoobe ku sugnaa deegaanada qooqaani iyo dhoobleey halkaasi oo uu kula kulmay Saraakiil Ciidan iyo bulshada reyidka ah asigoo kala hadlay arimaha amaanka iyo la dagaalanka Al-shabaab.


Maamulka Jubbaland hoggaankooda ayaa dhowr mar ku cel celiyay in ay qaadi doonaan weeraro ay Al-shabaab kaga saarayaan deegaanada ay gacanta ku hayaan ee gobolada Jubbooyinka balse ilaa hada ma muuqato talaabo ay qaadeen.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip